KU KAL SOONOOW OO KOBCI KORNA UAAD NAFTAADA 

*maxaad ka aaminsan tahay kalsoonida?

*ma is leedahaywaa lagu dhashaa?

*ma Aaminsan tahay in waxa dadka kala saraysiiyaa ay tahay kalsoonida?


*"waa maxay kor uqaadida iyo kobcinta naftu

"waa inaad soo saari kartid Awoodahaaga siyadin kartidna labada Qaybood ee aad ka Abuuran

tahay oo kala ah

1:RUUXDA:"Ruuxda waxa lagu siyadiyaa diinta waxayna quudata waa Hadal ka (ALLAH/SWT)

iyo ka NABIGA (scw)

2:QOLFOOFKA SARE:Isaga waxay ku xidhan tahay waxaad cunto iyo meesha aad dhisto uun

TUSAALE

*kuwa kubada cagta ciyaara waxay uwayn yihiin lugaha hoose

*kuwa ciyaaraha feedhka ciyaarana xaga sare

WAA MAXAY   KALSOONIDA  NAFTU?

*kalsoonidu waa Rumaysnaanta aad Rumaysantahay inaad wax qabsan karto xaaladana ula 

tacaali karto si sax ah

*Hadii aad bilaa kalsooni tahay  waxad dayici kartaa Fursado badan 

sababtoo ah shay walba marka ad banaanka ka taagan tahay ayuu cabsi lee yahay una muuqadaa  wax 

Adag cabsidaas ayay dadka badan ka baqaan waana ta sababtay inay DUNIDA DAD YAR OO

LA TIRIN KARO AY U GUULAYSTAAN waxayna ka hortageen cabsidaas

*KALSOONIDA  NAFTA  LAMA  DHAXLO  EE  WAA  LA  BARTAA      * BARO

 WAXA KULA  WADAAGI  DOONAA QODOBO KAA CAAWINAYA INAAD KOR UQAADO

KALSOONIDA NAFTAADA  EE KA BOGO"

1)Si togan (+) ula hadal naftaada 

Hadii aad ugu sheekayso naftaada inaadan waxba qaban karin oo aad liidato waxaa dhici karta inaad 

Aaminto inaadan waxba Qaban karin Fursado banna Aad Dayacdo fikirkaa qaldan ee aad aamintay 

Awgii

2)Ha barbardhigin naftaada dadka kale 

dadku waxay sameeyaan inay barbar naftooda dadka kale SIDA"

WAXAY HAYSTAAN.QURUXDOODA.HANTIDOODA.FARXADA AY KU NOOLYIHIIN

hadii aad barbar dhigtid dadk kale naftaada ogoow naftaada uun baa qiimo dhacaysa meeshana 

ku  baaba aysa marka  iska ilaali inaad naftada dadka kale barbar dhigto iskaa unooloow

3)KU Qanac waxa Allah(SWC)ku siiyay 

in hadii aad aragto Qof wax kaaga fiican Adiguna Aad ogaato inaad wax kaga fiican tahay 

4)Sifiican ubaro naftaada Aqbalna waxa ay rabto 

waa inaad sifiican uraadisaa waxa ay naftaadu jeceshayhay inay hesho balse halista shaygaa

ay jeceshay aad oo gaato inanu si fudud ku ima nayn waana sababta  keentay inay dadka badankoodu

ku noolaadan nolol aanay ku qanac sanayn Haba yaraatee 

5) Ficil ama karti samee

sababtoo ah ficil la.aantu waxay kordisaa shakiga iyo cabsida 

*TAA badl keed ficil kuna waxa uu tarmiyaa dhiiranaanta iyo kalsoonida nafta 

6) DIYAAR GAROW SAMEE

wax kasta oo ad udiyaar garawdo waxad ka haysata kalsooni buuxda