CAADOOYINKA DADKA GUULAYSTAY
waxaan hal idin kula wadaagayaa 8 caadi oo ay dadka guulaystay ama nolosha meesha sare ka gaadhay
AY DHAMAANTOODA ISKU WADA RAACEEN
1)AQOON KORODHSI
akhrinta tijaabooyinka dadka kale iyo akhrinta taariikh nololeedka dadka saamaynta kuleh bulshada
dhexdeeda waa waxa ugu fiican ey sameeyeen
Qoraaga qoray buuga lagu magacaabo
(badal caadooyinkaaga waxaa is badalaysa noloshaada )
waxa uu leeyahay 88% dadka millioneirs ugu yaraan 30 minute ayay ugooyaan maalin walba inay wax
akhriyaan si ay faa.iido u helaan unasii hormaraan
ELON MASK, ayaa la waydiiyay gantaalada cirka loo dirayo ka dib halkoodii lagu soo celinayo
oo hadana dib loo isticmaali karo sideed ku baratay?
wuxuu ku jawaabay Akhrinta buugta aan ka helayo cilmiga aan ubaahanahay
2)SAMAYNTA JIMICSI AMA SPORTS
WAXAA LA YIDHI
(caqliga saliimka ah waxaa laga helaa jidh caafimaad qaa )
RICHARD BRANSON
wuxuu lee yahay maalin walbo 30 minute ayaan sport sameeyaa
3)TASHIILIDA DHAQAALAHA
waxaa kira QAACIDO layidhaahdo 20% iyo 80%
dadka nolosha meesha sare kagaadhay waxay yidhaahdaan qani nimada maaha kaliya inaad hanti
kasbato ee wa inaad waxaas aad kasbatay kala reebi kartaa tashiilan karto
waxan lagu maga caabo baqtiyaanasiibka caan kana ka ah wadan ka USA
waxaad arkaysaa dad millions ku guulaysanaya hadana mudo yar gudoheed faqri soo istaagaya
wax kalena maaha ee mayaqaanaan sidii tashkiilan lahaayeen waxaa ay ku guulaysteen
mana yaqaanaan sidii ay u isticmaali lahaayeen ka dib taas ayaa keenta inay inay caydh soo
istaagaan mudo yar gudoheed
TAAS WAXAY KUU CADAY NAYSAA IN KALA REEBIDU KAALIN WAYN KA GAYSATO
MAALKA
4)QAMAARKA
waxay leeyihiin qamaarka waligaa haka qayb galin
sababtoo ah waa hanti burburiye
5)DAYNTA
waxay ku leeyihiin ka fogow daynta waayo waa waxa ugu xun ee dhabarka kaa jabinaayo
6)HA ILLABIN DADKA KALE
hana ilaabin cid walba oo kusoo garab istaagtay markii aanad waxba haysan
HANA NOQON BAQIIL ALBAABKA SOO XIDHA MARKUU DANTIISA GAADHO.
7)NAFTAADA UYARA RAAXEE
sidoo kale samayso waqti aad dib iskugu laabato naftaadana aad dib uxisaabinayso
waa inaad joojiso shaqada oo aad mar mar iska nafisto waxad usoo laabanaysaa shaqada adigoo firfircoon
8) TABABAR SAMEE
baro xirfo kala duwan intay doonaanba ha leekaadane waxay ku leeyhiin xirafaduhu waxay
fursad uyihiin mustaqbal kaaga dambe
0 Comments