BILLABIDA  MASHRUUC GANACSI

niyada Qof walba oo ku tala jira dhisida mashruuc cusub waxaa ku jirta cabsi cabsidaa oo ah ka 

biqida bilaabida hore, waxaan ula jeedaa dadka isku dayaayo inay bilaaaan mashruuc ganacsi noocuu 

doonaba ha ahaadee mashruucaasiye  su.aalaha ugu badan ee Qofku iswaydiinayaa  waa armuu

iga fashilmaa ama aan khasaaraa Aqoon dheeraad ahna uma lihi mashruucaas aan galaayo

iyo waxyaabo kale oo qofka ku sababi kara inuu ka baqo mashruucaas  

hadaba (CABSIDU XAL MA KEENTO / EE FICILKA   AYAA XAL KEENA )

Waxaan halkan kugula wadaagi doona dad kala duwan oo xaqiijiyay mashruuc ganacsi guul wayna 

gaadhay sabtuna tahay inay wajaheen cabsida maanta dad badan ka hortaagan inay ganacsi ama

mashruuc bilaaban iyaguba qaar kood Aqoon dheeraad ah umay lahayn waxayna  dareemeen

waxay maanta dad badan dareemeen oo ah inaanay wajihin cabsidaas hortaala 

laakiin taa badalkeed iyagu wayjaheen kana guulaysteen cabsidii hortaagnayd 

sida labadan nin ee saxiibada ah 

ee aas aasy shirkada jallaata ee BEN & JERRYS

bilaabida mashruuc ka dib koorso 5 Dollar ah

BEN  &  JERRYS waqtigaan waxaa lagu tiriyaa shirkadaha jallaatada  ku wooda ugu caansan

Dunida aas aasayaasha ben & jerrys  waa laba nin oo saaxiibo oo lagu magacaabo

Ben cohen & jerry green field markii hore laba dooduba jaamacad ayay wada dhigan jireen 

oo mid kamida waxa uu baranayay qaybta caafimaadka laakiin maysan dhamaysan jaamacada

labadooduba  ka dib waxay ku heshiiyeen inay mashruuc ganacsi wada bilaabaan 

oo ah xarun lagu gado jallaatada waliba wax fikrad ah kamay haysan qaabkii ay ubilaabi lahaayeen

ka dib waxay galeen koorso yar oo lagu baranaayo samaynta jallaatada qiimeheeduna yahay 5 Dollar


markaa halkaa waxaad ka fahmaysaa in waxa ama shayga aad ka cabsanaysaa uuna ahaynba sidaa 

aad uragto HADII Aad hayso fikrad ganacsi bilow haka cabsan ayada ayaa kuu hagagi doonto

KA DIB MARKAAD MARTO DADAAL IYO DAAL BADAN (HA QUUSAN WALIGA)