DHINACA MADOW EE NIDAAMKAN WAXBARASHO
run ahantii Ardaydii waxay noqdeen qar xirfad la.aan ah oo wax usameeya qaabkii iyo sidii wax losoo
baray oo kaliya isla markaasna waxay lumiyeen Awoodii iyo kartidii ay ula haayeen inay si gaar ah oo
iskood ah wax uhindisaan ama Qorshe cusub ay layimaadaan taas oo ugu dambayn ka dhigaysa sidii
mashiin lagu programs inay wax qabtaan iyagoon wax su.aal ah ka keenin haba yaraatee BALSE
ARdayguu Dareenkiisu soo jeedo sidoo kalena wax ka fahmaya nidaamka school waxaa laga yaabaa
inuu iswaydiiyo maxay tahay sababta aan waxan ubaranayna maxaa looga jeedaa oo looga danleeyahay
maxaan se ka faaiidayaa sidaasna waa sida ay sameeyeen DADKA MAANTA UGU MAAL
QABENSAN DUNIDA
inaad school aado adigoo caruur ah markaad ka baxdana ay waajib utahay inad jaamacad hore usii aado
MAXAY TAHAY SABABTAAS?
sababtuna wax kale maaha ee waa waalidiinteen iyo Bulshada an ku dhexnool nahay oo laga
dhaadhiciyay inaan nidaamkaas la.aantii marnaba la guulaysan oo maanta hadaad tidhaahdo nidaam
kaas la.antii ayan waxbaranayaa inay xitaa waalidiin tadu dhabarka kuu jeediyaan laakiin
mida aynaan badamkeenu ku baraarugsanayn ayaa ah inayni iskeen wax u curin karno sidoo
kalena iskaa wax uqorshayn karnto adigoon wax jaamacad ah dhamaynUMA BAAHNID INAAD
LACAGTAADA IYO WAKHTIGAGABA INAAD KU QASAARISO NIDAAMKAN
WAXBARASHO EE FASHILKA AH
sidaan hore kuugu soo sheegayna dhaleecayntu maaha waxbarashada ee waa nidaamkan dadka
waxloo barayo ee gabi ahaanba FASHILKA ah way jiraan waxyaabo badan oo uu schoolku ina baray
laakiin hadna nidaamkan ayaa ah mid gabi ahaanba khaldan
wadamo sida FINLAND AHNA ay ka gudbeen nadaamkan iyogoo leh maqaadanayno nidaam
bolaal sano ka hor la dajiyay wax faa.iido ah aan lahayn gabi ahaanba
BAL ADIGU QIYAAS 12 sano oo school ah 4 sano oo jaamacad ah ka dibna intaa soo sano oo aad
buug iyo qalin soo sidatay ayaad hada iyo kow bilaabi yaan ushaqeeyaa iyo xagan ka shaqeeyaa
ADIGA oo an haynin HAL xirfad oo ad ku fiican tahay ka dib 16 sano oo aad wax soo baranaysay
TAAS WAXAA CADAYN KUUGU FILAN DHALINYARADA MAANTA ,
imisa ayaa jaamacad kasoo baxay oo xamaalanaya ?
imisa ayaa maanta xafiis walba hortaagan?
imisa ayaa mooral xumo gurigooda la jooga?
muhiimada ama nuxurka qoraalku waa inaad ogaato waxan aan ku jirnaa inuu nidaam yahay
sidoo kalena aadan naftaada agdhigin
marwalba isku day inaad lahato meelo kale oo aad wax ka barato sidoo kalena waa inaad isku
daydaa sidaad naftaaada ubari lahayd XIRFDO casrigan aynu nool nahay kaliya waxaa waxtara
XIRFAD
midna ogoow waxbarashada waxaa ugu fiican mida adiga kasoo go.da ee aan lagugu khasbayn
SIDAA DARTEED LABADAN WADO MIDAAD DOORAN LAHAYD ADIGA AYAY KU JIRTAA
*INAAD NIDAAMKA NAFTAADA AGDHIGTO OO AAD TIDHAAHDONISAGA AYAAN
WAX KA SUGAYAA
IYO
*INAAD ISKAA WAX UBARATO OO AAD CASRIGAAN LA JAANQAADO
LABADABA ADAA DOOKHOODA LEH
0 Comments