QORSHAYNTA  /  NOLOSHA 

waa maxay Qorshe?

> waa agaasimada, isku dabaridka tallaabooyinka aad u baahantahay inaad qaado,si aad ugaadho yoolka 

aad leedahay 

>waa waddo mala-Awaala ah oo faahfaahinta dhamaan Tallaabooyinka loo mari lahaa natiijada 

socdaalkaaga

noloshu waa tartan Aduun iyo Aakhiroba 

Qofkii tartankaa ka dhaca nolosha Ayuu ka dhacay,

Dadka meel sare ka Gaadhay waxay meel sare ku Gaadheen Sabiiyo AWOODOODA 

oo ay aamineen 

waxaan kula wadagi doonaa qodobo dhawr ah 

               DAJINTAN HADAFKA  NOLOSHA

XASUUS NOW IN WAXAA AD QABAN KARTO IYO AWOODAADU AANAY  XADIDINAYN

1) noloshaada waa inaad xakamaysaa Adiga masuul ka ah wax kastoo noloshaada ah

2)Mustaqbalkaaga Adigu Qorshee wax walba xaga CILMIGA,NOLOSHA,GUURKA,iyo wax kasta

3)waxa Qlabigaaga ku jira soo bandhig iyo fikradahaaga wanagsan 

4)Hadaf dajiso  nolosha 

5)la xisaabtan naftaada  

6)Caqabadaha kaa horyimaada isku inad sika horqaado

7)isku day inaad hadafkaaga ka midho dhaliso

8)Raadso dad wanagsan oo fir-fircon oo fikir wanaagsan  waxbarashadana jecel

9)Daji hadafyo yar-yar oo horumarkaaga aad ku gaadhayso 

10)Talllaabooyin cad-cad oo aad qaadaysid usamee noloshaada 

11)wakhtigaga sida ugu fiican umaamul adigu

12)maskaxdaada hurdada ka kici waxa kujirana mar walba wax ka badal

13)Fikirkaaga Qor oo soo sar

14Dib ufiirso oo xasuusnow waxa aad dajisay maalin walba waa sida ugu fiican ee hadaf lagu 

Gaadho karo ama lagu xaqiijin karo 

15)maalinkasta xisaabi waxaad qabanayso oo la soco ssacad kasta mesha ay ku baxayso 

16)Joogtee Hadaf kaaga 

17)ka fogoow caajiska 

18)Habeenkii xili hore seexo subaxiina xilli hore soo kac adigoo nafis ah

19)iska ilaali inaad la socoto dadka aan wax faaiido ah kugu soo kordhinayn khasaare mooyee

20)maalintii waa inaad lahaata wakhti aadan wax shaqo aadan qaban oo aad iska nasato