SIRTA  LACAG  SAMAYNTA  QAYBTII  LABAAD 

waxay  ilatahay inaad ila socoto qaybtii horen soo Akhrisatay  ok  aan ku socono  mowduuca 

*Hadaba shirkad kasta oo ad maanta aad aragto waxay xallisay dhabato haysatay bulshada 
TAASOO ABAAL GUDKEEDA LOOGA DHIGAY LACAG

hadaba hadii aad intaasoo sano lacag daba cararaysay  ogow inaad qaab qaldan uraadinay

midana waa inaad fahantaa jooji inaad ka daba cararto lacag  ee bilow inaad raadiso dhibaaato

haysata  bulshada iyo mida ugu muhiim san oo ah xallinta dhibkaas labadas markaad isla heshona 

isku day inaad ka dhex Abuurto Ganacsi

JOOG BAL OO MA INTAASAA WAXAAD MAANTOO DHAN II SHEEGAYAY  XALLI 

DHIBAATO KA DIBNA LACAGTU AYADA AYAA KU SOO RAADSANAYSA 

oo macnaheedu ma si aan maalqabeen unoqdo waa inaan aas aasaa FACEBOOK IYO GOOGLE 
KALE mala waad igu kaftamaysaa 






UKAADI  OO MAYNAGA  IS FAHANYBA 

Horta wali ma isku dayday inad eegto suuqa kugu hareeraysan wali ma waraysatay bulshda aad

ku dhexnooshahay waa hubaal inaad helaysao wax ka dhex maqan bulshadaas waxay tabayaan wali ma iswaydiisay waa maxay waxa ay

bulshdu jeclaan lahayd inay ku arkaan meesha ay ku nool yihiin

mideeda kale matahay mushkildaasi mid aad adigu xalin karto mase tahay mid aad xalkeeda heli 

karto ama waqti kooban ku baran karto  waa hubaal qof walboo inaga mida inuu hayo waqtiguu 

wax badan ku barn lahaa oo badan keenu dhalinyaro ayaan nahay  waan qofwalboo ay ka go.an tahay

inuu horumargaadho sidoo kale inay ka Go.an tahay inuu barto wax badan oo aanu hore u aqoon

HADABA MIDAN ISKA JIR 
* Doorashada inad tidhaahdo wax cusub ayaan soo kordhinayaa waa wax iska fudud lakiin waxa 

ad soo kor dhinayso ma yahay wax faiido badan kaga imaan karto ma yahay wax dad badan 

gaadhaya oo saamayn ku yeelanaya waa muhiim inaad ka fikirtaa midaas 

SIDOO KALE HADII  uu waxas kuu hir galo maleedahay Awoodii aad ku hormarin lahayd 

ogow inuu qof kale fikir kaga ka faaiidaysan karo sidoo kalena uu kugu dul aas aasi karo shirkad kale

oo shaqaale badan si kastana kaaga faaiido badnan karta markaa Adiga ayay masuuliyadaada tahay 

sidaad fiki kaaga ku ilaashan lahayd kuna hormarin lahayd inta uuna qof kale kaa faaiidaysan sidoo

kalena uuna kaa hormarin  Adigaa lagaa rabaa sidii aad u aas aasan lahayd koox kaala shaqaysa 

fikradaas iyo horumarkeeda  markaad waxaa soo dhan ku guulaysana uuna kuu hir galu

fikirkaagu HADABA WAXA KU HORTAALA LABA  WADDO Adiga ayaana laga rabaa

tii aad dooran lahayd labadaas wado 

LABADAAS WADO OO KALA AH:INAAD  GANACSIGAGA SII HORUMARISO OO AAD

MEEL GAADH SIISO SIDOO KALENA AAD  SUGTO FAA.IIDADA GANACSIGAA

IYO MIDA  2 AAD OO INAAD COMPANY GAAS GABI AHAANBA SII IIBISO

TAASNA DOORASHADEEDA ADIGA AYAA ISKA LEH 

*Midna ila fahan inaanay muhiimada ugu wayn aanay ahayn kaliya lacag iyo wixii la xidhiidha 

dhamaanteen waan la wada soconaa inaanay lacagtu wx qiimo ah lahayn ayna tahay waqraq aydadku 

qiimo uyeeleen bilowgii mowduucuba ma ahayn lacag iyo hanti oo kaliyan

iyo inaad iibsato GURI qurux badan GAADHI iyo wixii lamida ama meesha aad doonto u dalxiisi

karto Adiga oon wax lacag ah ka wal walayn 

*HADABA WAA XORIYADA WAXA AAD RAADINAYSO EE MAAHA LACAGTA OO KALIYA 

waana sababta aan kuu lee yahay MUHIIMADA  UGU EE MOWDUUCANI INAYSAN AHAYN 

LACAG IYO WIXII LA XIDHIIDHA OO KALIYA 

MUHIIMADA AYAA AH WAX KA QAALISAN WAXAA SOO DHAN WAX AANAN DIB USOO

NOQONAYN SIDOO KALENA AADAN LACAGTA AAD DOONTO KU SOO CESHAN

KA RAYN WAXAAS  OO AH WAKHTIGA 

imisa inaga mida ayaa wakhtigoodii oo dhan siiyay shaqo aan wax faa.iido ah lahayn  sidoo kalena 

naftooda agdhigay shaqadaas oo kaliya imisa ayay noloshoodu tahay soo shaqee guriga imo berina

sidii si lamida 
 
HADABA  aan ku soo xasuusiyo JOOJI INAAD KA DABA CARARTO LACAG EE RAADI

MUSHKILAD IYO MIDA UGU MUHIIMSAN OO RAADINTA XALLINTA MUSHKILADAAS 

WAA MIDAN SIDA AY SAMEEYEEN DHAMAAN DADKAN UGU QANISAN DUNIDA 

*HAKUU NOQDO HADAFKAGA KOOBAAD RAADINTA WAXAY BULSHUDU UBAAHAN

TAHAY AMA AY UBAAH DOONTO MUSTAQBAL SI AY LACAG KAAGA BADSHAAN 

WAXAAS MAKU GUULAYSAN DOONTAA WADADAS 

Adigaa ayaa laga raba jawaabta midaas inaad ka war doonto 




 OK HADABA HADII AD RABTO INAAD RAACDO WADADAAS WAXA JIRAA 

BUUGAAG BADAN OO LAG QORAY SIDA LOO DHISO GANACSI,
   
               EE RAADSO BUUGAAGTAAS