SIRTA  LACAG  SAMAYNTA  

  waligaa ma iswaydiisay dad billionaires millionaires  ka ah ku gaadheen heerka ay taagan yihiin 

waliba wakhti kooban gudaheed

* mida kale  maxay tahay xaqiiqada ay kaa qarinayan ee gaadhsiisay heerkaas?

ma waxaa jira waxy iyaga ogyihiin oo aadan ogayn Adigu?

maxay se tahay waxay kaligood fahmeen ee billions ka dunida ku kala nooli ayna fahansanayn?

wali ma iswaydiiay Xaqiiqada ayaa ah in dhamaan teen been naloosheegay  laga soo bilaabo maalintii 

koowaad

hadaba waxaan kala wadaagi doonaa su.aasha ee ay Adeeg sadeen siday halkaas ku gaadheen laakiin  

waa hadii aad waqtigaaga wax yar iga siiso

laakiin waxaan kula wadaagi doonaa wax walba oo aad ku dhisi lahayd hanti iyo waliba 

wadadii aad umari lahayd laakiin i aamin wadadaas maaha mid sahlan sidoo kalena qofkii wadadaas

dhamaad keeda gaadhaa wuxuu helaya xoriyadii marnaba aanu kaga wal walayn lacag iyo waliba maal

MA ILA SOCOTAA 
hadaba  aan ugudo galno mowduuceen 

1,maxad ka aminsan tahay lacag?

*maxaad dareentaa markaad maqasho erayga lacag? sidoo kale maku fikirtay inaad yeelato lacag

maku riyootay  wali ma iswaydiisay  sida dadka qaar ugu raaxay sanayan billions ka hal dadka

Qaarna ay gaajaysan yihiin mar marka qaar maku cadho galisaa markaad aragto kuwo da. yar sameyay

millions ka Naftaada maku sasabtay may nasiib ayay ku gaadheen iyo wixii lamida 

laakiin xaqiiqada ayaa ah nasiib inaysan ku gaadhin  sidoo xaqiiqada ayaa ah inaad samayn karto 

su.aasha saxda ah sameeyeen waan hubaa in qof walba uu noqon karo maal qabeen hadii uuraaco
tallaabadaas      

laga yaabaa inaad  hadal kayga been uqaadato laakiin waa BALLAN inaan runta hortaada keeno

markale maxaad ka aaminsan tahay lacag? ma waxaad shaqaysato mise wax loo Rafaado si aad u hesho

mise wax lakala dhaxlaba 

sababtoo ah wax walboo oo aad ka aaminsan tahay lacagta inay saamayn la leedahay waxay

Bulshada ku hareeraysani ka aaminsan  yihiin 

wargaysyada ka hadla dhaqaalaha  Dunida ayaa soo saaray  DADka ugu maalqabeensan Dunida

ee hantidoodu kor udhaafatay  billions ka inay  saddex malood laba meelood ay iyagu  samaysteen

hadaba su.aasha ayaa waa maxay waxay dadkani fahmeen ee aynaan inagu fahan sanayn 

*Xaqiiqada ayaa ah in sida aynu lacagta uraadinayno ay gabi ahaanba qaldantahay  oo ah

*LACAG=MUSHAHARKAAGA
Lacag waxay udhigantaa mushaharka aad ka qaadato shaqadaada  waana sababta in badan oo 

inaga mida uga taba ordaan jaamacad inay tahay sidii ay shaqo fiican ku heli lahaayeen hadii ay 

raban inay mushahar fiican qaataan  hadaba waxaa laga yaabaa inaad iswaydiinayso maxaa ka qaldan
midaan 

* ok sifiican ii dhagayso  hadaba hadii aad rabto inaad yeelato hanti aliba mid aad ubadan waa inaad

iska ilawdaa midaan LACAG=MASHAHARKAAGA 

xaqiiqada ayaa ah si walba oo uu badan yahay mushaharkaas waxaa kaa lumaya wax ka qaalisan

mushaharkaas  oo WAQTIGA  hadaba dhamaanteen waxaan haysanaa waqti kooban  ka waran 

hadii aad tidhaahdo shaqaale ayaan ku nononayaa waqtigaa kooban taasoo micnaheedu yahay

waqtigaaga intii ugu quruxda  badnayd inaad ku qaadato shaqaale nimo  markaan sidaas ku 

leeyahay hamoodin inaan ku leeyahay ha shaqaysan laakiin waxaan ku lee yahay ha isku  halayn

meel aad shaqaale ka tahay waa inaad isku daydaa inaad samaysato meelo dhaqaale aad xor utahay

aad kasa mayso HANA ISKU HALAYNIN WALIGAA MEEL  AAD KA TAHAY SHAQAALE
OO KALIYA

Hadaba waa is waydiin mudan dadkan billions iyo  millions ka sameeyay iyagoo waliba da. yar

sababtuna  waa ay kaa fikir Duwan yihiin sidee ka  Aragti Duwan yihiin Aragtidaas oo ah 

ha ushaqaynin lacag darteed muhiim maaha waqtigaa aad shaqayso iyo sida adag ee  aad ushaqayso

bal ufiirso kan waardiyaa ah ee haeen iyo maalinba taagan wuu ka mushahar yar yahay ka xafiiska 

qabow fadhiya sababuna waa isaga cidkasta ayaa badali karta 


*OK  hadaba waa maxay  wadada saxda ee aad hanti ku samayn kartid 

waa maxay waxa dadkan maalqabeenada ah sida ELON MASK IYO  MARK ZUKERBARK KA

dhigtay qiimahooda mid sareeya 

HADABA TALAABADA KOOWAAD EE AAD HANTI KU TABCI KARTU WAA MID ISKA 

FUDUD  *Hadii aad rabto inaad lacag samayso (XALLI DHIBAATO)

Dadii aad ifiirsato company yada ugu waa wayn caalamka 

sida:META/  UBER  / FACEBOOK / AMAZON / GOOGLE  waxay xaliyeen waxay bulshadu

ubaahnayd  taasoo ka dhigtay inay helaan Abaal gudka dhibaatadaas ay xaliyeen  

DHibaatadas ay xaliyeen hadii ay udhinto   million Dollars ah suuqu wuxuu ku Abaal mariyaa 

millions iyo hadii ay udhiganto billions  suuqu wuxuu ku abaal mariyaa  Billions

Ka fikir dhamaan shirkadahaas waa wayn dhibaatooyinka ay xaliyeen iyo sida suuqu ugu Abaal

mariyay  lacagahas badan 
 
Tusaale , AMAZON  waxay fududaysay dhibaato ah inay dadku markay doonayaan inay soo

Adeegtaan Adeega ay rabaan kama wada helayaan hal  oo kaliya waxay tagayaan meelo kala duwan

taas oo uu waqti badan kaga lumayo  

lakiin Amazon  waxay kuugu waqti yar Adeegii aad ubaah nayd oo dhan waliba adoo joogo

gurigaaga ama Xafiiskaaga shaqo 


LA SOCO QAYBTA LABAAD