MAARAYNTA WAQTIGA
ANIGA waxaan haystaa 24 saac
ADIGANA waxaad haysataa 24 saac
ELON MASK wuxuu haystaa 24 saac
NINKA QAYILAYAA wuxuu haystaa 24 saac
DHAMAANTEEN WAXAAN HAYSANAA 24 SAAC
laakiin sirtu waa sida aan u isticmaalayno 24 kaa saacadood iy sidaa aan ufiirinayno 24 kaa saac
TUSAALE : Isku si uma Arkaan waqtiga ELON MASK madaama oo ay shirkado badan hoos
imaadaan iyo NINKA QAADKA ISKA CUNAYA
HADANA 24 kaa saac waa waqtigeena oo dhan waa inaan seexana waa inaan shaqaysanaa
waa inaan cibaadaysanaa yacni waa waqtigeena oo dhan
WAKHTIGA waxaad ku tilmaami kartaa shay Qaaliya oo yar
TIME BLOCKING waa kala qaybinta waqtigaada Adigoo og saacad walba meesha ay ku baxayso
waxa aad qabanayso aad soo jeedkaada oo dhan sTIME BLOCKING sidee ayuu ushaqeeyaa
Hadaba hadii aad fiiriso sababta ugu wayn ee waqtigaagu ulumo waa isku dhex wadida laba shaqo
ama Adigoo shaqaynaya ayaad waxaad is ticmaalaysaa mobile ka taas oo ka dhigan inaadan
waqtigaagii si fiican uga faa.iidaysan yacni adigoo 10 saac shaqaynaya hadana hadii
laysku cel-celiyo 2 saac inaad shaqaysay ayay isku noqonaysaa sidii inay kaa khasaartay
8 saac oo kale laakiin Time Blocking wuxuu kaa caawinayaa inaad ogaato saacad kasta oo maalintaada
ka mida meesha ay mku baxayso iyo waxaad ku qabanayso intaba
CAL NEWPORT : AYAA WUXUU LEEYAHAY
Adiga oo 60 saac shaqeeyay isbuucii oo aan isticmaalayn Time Blocking ISKU NATIIJO AYAY
NOQON adigoo shaqeeyay 40 saac isbuucii oo isticmaalaya Time Blocking
wax soo saarka 40 saac ayaa badan yacni inay kaa khasaartay 20 saacadood oo kale
Time Blocking faa.iidooyinka uu leeyahay waa
inaad maalintaada iyo isbuucaaga uqaybiso waqtiyo mu cayin ah
waxaadna lasoconaysaa saacad walba oo maalinkaada ka mida meesha ay ku baxayso iyo waxa aad
qabanayso intaba
Hadaba si ad u isticmaashu Time Blocking samee sidan soo socota
Adigoo isticmaalaya Google calendar
Xadid isbuucaada maalin walba waxaad qabanayso
sida: sabtida waxaad qabanayso inaad qorto
isniinta oo kale yacni isbuucaada oo dhan inaad qorto wixii aad qaban lahayd si aanu waqti dambe
kaaga khasaarin MAR KALE ISTICMAAL TIME BLOCKING
0 Comments