SABABTA AADAN WALIGAA ISU BADALAYN

khalaas waan daalay barri wixi ka bilowdo waa inaan isbadala   

waa inaan Dajiyaa Qirshe aan Qofkale ku noqonaayo  LAAKIIN HAL CILAD AYAA JIRTO

1000 mar ayaan Go.aan kaan oo kale Qaatay inaan Qof kale noqdo laakiin mudo yar ka dib halkii

an taagnaa ayaan ku soo laabtaa yacnii waxaan ka hadlayaa Qofkasta oo isku dayay inuu isbedel

sameeyo  

Arinku saas maaha macanaha intaasoo sano ayaay kasoo wareegatay markaad Go.aan satay

inaad isbadasho 

MUDANAYAAL  IYO MARWOOYIN maxay naan isu badalayn inagoo intaasoo buug Akhrinay

1000 Go.aan Qaadanay Naqanaana Faa.iidada is badalka wanaagsan iyo dhinaca kale xumaanta

ay leedahay Qof walba oo naga mida mudanayaal iyo marwooyin wuxuu rabaa inuu isbadalo 

laakiin sanadba sanad ayuu noo dhiibaa Anagoo wax isbadal lataaban karo samaynin macanaha 

sidii inuuba wakhtigu Taagan yahay 

waan ognahay caaqibada xun ee laga dhaxlo caadooyinkaas sida SIGAARKA ISTICMAALKA 

badan ee MOBILE KA DOPAMINE  KAAS raqiiska ah iyo musiibooyinka ka dhalan kara waan

naqaanaa Adigoo Akhriyay intaas oo buug laakiin maxaan iskaga dayn la.nahay micnaha qaladku

xaguu kajiraa ciladu waa xagee maxaa xal ah? DAd badan ayaa ka daalay inay is badalaan 

ORAH CAAN AH AYAA TIDHAAH DA 

(wax is badalayaa malahan hadayna wax is badalin ) 

hadii aad Rabto inay wax isbadalan waa inaad Adigu wax badshaa intuu doono ha leekaadee 

ISBADAL KUNA MAHA WAX ISKA FUDUD MACANAHA ISKA RAQIIS AH 

sababtoo ah  hadii ay sahlan tahay in la is badalo caado xun laga tago dadka dhan inlaga tago

dadka dhan waxay ahaan kahaayeen dad nolosha heer sare ka wada gaadhay 

caadooyinkaada xun-xun inaad ka dhex baxdo waa shay dadaal iyo daal badan ubaahan 

GABYAA ARABI AH AYAA WUXUU YIDHI 

(sharafta m waxaad moodaysaan midho yar oo si fudud laysaga guran karo laakiin sharafta gadhi

maysis illaa aad Dacarta LEEFTO)

    TUSAAKE AABN USOO QAADANO NIN DHALINAYARO AH OO KALE 

oo maalintiisa inta badan dopamine badan isticmaalo noloshiisuna ubadan tahay  caajis

laakiin maalin ayuu daawaday muuqaal leh wax isku fal noloshaada badal  ka dibna xamaasad 

aya qaaday gacmaha ayuu xaystay ka dib mudo ayuu sidaas ahaa laakiin bil ka dib halkiisii

ayuu kusoo laabtay waana sababta aan mawduucan uga hadlayno  maxay naan ugu soconin

Qorshayaashii aan dajisanay mudaneyaal iyo marwooyin 93% dadka dhaho  waxaan dajinaynaa

jadwal bugaag ayaan Akhrinayna intaasoo wax ayaan samaynaynaa  sidaan kuu  sheegay 

caalamkan 93% kama dhabeeyaan hadafkaas ay dajiyeen waxaanay sanadka kale soo istaagaan

isla halkii ay taagnaayeen sanadkii hore 

LAAKIIN KA ANIGA  AHAAN  waxaan ku leeyahay  

( cabashadu xal ma keento ee ficilka ayaa xalkeena ''

ADUUNKANA waxaad ku leedahay oo kaliya NATIIJADA   FICILKAAGA  IYO FIKIRKAAGA

oo kaliya )



insha allah Qoraalka dambe waxaa idinla wadaagi doona   DISCIPLINE OO AH  qaab nafta 

loogu tarbiyadeeyo waxaad rabto inaa guul ka gaadho waa hadii aad raacdo sidaa aan kuu tilmamo