SIDEE KOR UGU QAADI KARAYSAA DOPAMINE KAAGA
waa maxay dopamine?
dopamine waa dheecaanka maskaxda uqaabilsan Abaal marinta,
Tusaale.
markaad Vedio daawanaysid oo aad tiktok ku jirtid maskaxdaadu waxay siidaynaysaa Dopamine
badan dopamine kana waa dheecaan ka jidhka uqaabilsan nidaamka Abaal marinta
marka DOPAMINE kana waxay ku xidhan tahay hadba sida aad u isticmaashid
si KHALDAN ama SI SAXAN labadaba ADaa ka masuula
habada maanta waxaan ka hadlaynaa sidee kor ugu qaadi kartaa dopamine kaaga Adiga oo
waxqabad samaynaya ama Adigoo wax soo saar leh
waxaan Tilmaami Doonaa qodobo kaa caawinaya inaad Dopamine kaaga aad kor uqaadid
1,QABO GOALS KA YAR YAR
ku waas oo aad rabtid inaad maalintii samaysid
Tusaale ,
maalinkii baad soo kacday waxaad leedahay to do list ama warqada aad wax ku qoratid ee aad
maanta Rabtid inaad Qabatid markastoo aad warqadaas fiirisid oo aad waxyaabihii aad maanta
tidhi waan qabanaya aad qabatid waxaa dhacaya inay maskaxdaadu sii daynayso dheecaankan
Abaal marinta ah ee loo yaqaano Dopamine
marka inaad qabatid oo aad ka shaqaysid Goals kaaga maalinlaha ah billaha ah ama sanadlaha ah
oo aad Gaadhid maskaaxdaau waxay ku siinaysaa Dopamine sababtuna wax kale maaha ee
dheecanka Dopamine ka kaliyaa wuxuu raadiyaa farxad iyo rayn rayn
waxayna ku xidhan tahay wax qabadkaaga iyo sida aad ushaqaysid
Tusaale, hadii shaqo kuu taalay aad qaban waydo maskaxdu waxay sii daynaysa dopamine khaldan
waxaadna Dareemaysaa niyad jab micnaha xaalad aanan fiic nayn iyo inay wax kaa qabyo yihiin
sabab too ah markaad dhahaysay howshaas ayaan qabanayaa maskaaxdaau waxay sugaysay
inaad howshaa qabatid ka dibna ay siidayso dheecaan Abaal marin ah ama farxad aad dareentid iyo
inaad waxqabatay
xitaa hadii aad ufiirsato Tusaale Qof oynaaya waa qof xaalado aanu filayn lasoo daristay ka dibna
maskaxduna waxay sii daynaysaa Dopamine aanan fiicnayn kaas oo sababaya in uu qofkaasi ooyo
DAD AAD UTIRO BADANA si khalan ayay uraadiyan dheecaan ka Dopamine ka
waxayna qaarkood ka raadiyaan social media ama PORN KA
2)waa Exercise samee
soo Orod banaanka soo wareeg GYM Qabo Boxing samee waxyaabahaas oo dhan sabab too ah
markasta oo jidhkaagu uu wax qabto soona dhamaystiro waxaana waa markasta oo maskaxdaadu
ay siidaynayso dopamine SAXAN waana ka loo baahan yahay inay siidayso maskaxdaadu
3)waa Meditation samee
Arintan meditation ka inaa taanid ayaan filayaa
meditation waa wakhti qaado ka dhexbax buuqa iyo waxyaabaha ku qasaya meel fadhiiso aamu
ka dibna neefso adoo ku celcelinaya maskaxdaadu waxay isku dayaysaa inay isnadiifo korna waxaa
ukacaya Dopamine kaaga nadiifta ah waayo waxaad isku dayaysaa inaad maskaxdaada Aamusiiso
oo aysan jirin waxyaabo mashquul ku galinaya ama waxyaabo aad ka fakaraysid waxaadna
Dhagaysanaysaa ama aad daawanaysaa fikradaha kala duwan ee maskaxdaada ku soo dhacaya
markaa 10 minutes ama 15 minutes meel fadhiso aamus daganaan Dareen
iskuna day inaad ka fogaato waxkasta oo mashquul ku galin kara sida mobile ka buuqa dadka
0 Comments