SIRAHA TAAJIRIINTA EE AAN FAQIIRKU OGAYN
maxaa dadka Qaar ka dhigay inay taajiriin Noqdaan?
Qaar kalena ka dhigay inay faqiiriin noqdaan?
ma waxay dadkaasi dhamsheen iyagoo Taajiriin ah.
mise dhaman tood way dhaxleen lacagataa?
JAWAABTU WAA MAYA,
waxaa jira dad badan oo CAAN AH oo BILLIONEIR oo ugu horayntii
wax lacag ah haysan.
sidoo kale waxaa jira dad lacag badan dhaxlay oo dhintay iyaga
oo aan wax LACAG AH HAYSAN
halkaa waxaad ka ogaan kartaain waxa kaliya ee kala saara dadka
TAAJIRIINTA AH iyo dadka FAQIIR KA AH ay tahay HABKA AY (UFIKIRAN)
sabab too ah hadii Qof taajir ahi uu dhamaan lacagtiisa Khasaaro
wuxuu mar kale maarayn Doonaa inuu sameeyo LACAG TII hore
KA BADAN
balse Hadii Aad Adiguna Rabto inaad Taajir noqoto**sirta kaliya
ee aad ku Taajiri kartaa waa inaad FAHANTO SIDA VAY UFIIRAAN DADKA
TAAJIRKA AH. **oo aad Adiguna Bilowdo inaad UFIKIRTO sidooda oo kale,
MAWDUUCAN** WAXAAN KUUGU SHEEGI DOONA DHAWR QODOB OO KA MID AH
SIDA AY DAD TAAJIRIINTA AH (AY FIKIRAAN)
1,WAXAY BILAABAAN GANACSI AY LEEYIHIIN
** waxaa aad u Adag inaad hesho ama Aad Aragto MILLIONAIRE (SHAQAALE AH)
ama lacagtaa million ka ah ka sameeyay Company uu ushaqeeyo.
**Xitaa hadii aad Aragto shaqaale millionaire ah** Qofkaasi wuxuu noqonayaa
Qof aad da.diisu u wayn tahay Balse ma noqon karo QOF YAR.
*dadka taajiriinta ahi waxay bilaabaan GANACSI ay ka TAAJIRAAN
**Halka dadka Faqiirka ah ay ku xidhnaadaan oo kaliya MUSHAHAR
halkaana ay ku wayaan FURSADO AY HANTI BADAN KU SAMAYN LAHAAYEEN
** hadii Aad rabto inaad taajir noqoto waxa ugu horeeya eeTahay
inaad samaysaa waa inaad Bilowdo (MASHRUUC ADIGA KUU GAAR AH)
2,WAXAY U FIKIRAAN SI WAYN AMA ARAGTI FOG
*dadka Taajiriinta ah waxay Ufikiraan ama ay wax ka ee gaan meel FOG
taasina waxay ku sababtaa inaanay ku Qancin shaqooyinka MUSHARKA
LAGU QAATO. uu aad ka u yar yahay** Balse waxay ka Door Bidaan
**mushruucyada lacagta kasoo galaysaa Aany XADIDNAYN.
3,WAXAY LEEYIHIIN DAMAC GUBA.
hadii Aad rabto inad Taajir Noqoto waa inad yeelataa.
DAMAC ku Guba oo Aad Taajir ku noqoto .
Dad badan ayaa raba inay Taajiriin Noqdaan Balse mala DAMAC
Guba oo ay Taajir ku Noqdaan.** hadii Aad Dhab ahaan Urabto inaad
Taajir Noqoto** waa inaad si ADAG U DADAASHAA (SABARTAA WAX BADAN)
khataro badan wajahdaa isla markaana Aad la loolantaa wax kasta oo
hor istaaga wadaada.
dhamaan dadka TAAJIRIINTA AH habkaas ayay ashaqeeyaan ama
UFIKIRAAN
4,WAXAY ABUURAAN WAX QIIMO LEH
dadka taajiriinta ah waxay si fiican Ufahmeen Xaqiiqda ah
in hadii Aad wax Qiimo leh dadka kusoo kor dhiso ama wax tayo leh
Aad soo saarto ay LACAGTA usoo Galaysaana ay Aad U kor dhayso.
sidaa darteed waxay mar kasta ka shaqeeyaan sidii ay wax Qiimo leh Ay dadka
ugu soo kor dhin lahaayeen.
hadii Aad Rabto inaad Noqoto Taajir JOOJI INAAD EEGTO faa.iidada
kasoo Galaysa waxa Aad Qabanayso oo Dareen Gaar ah sii DIIRADANA
SAAR sidii aad wax Tayo leh usoo saari lahayd.
intaa ka Dib faa.iidad iyo lacagta kusoo GALAYSAA AYADAA KOR UKACAYSA
dhamaad kii mawduuceena,
waxaan kuugu celcelinayaa (SHAYGA lacagta loo yaqaan ama Taajirnimadu)
maaha wax MAALIN AMA SANAD KU IMANAYSA BALSE WAXAY
KAAGA BAAHAN TAHAY {DADAAL,SAMIR,DULQAAD,ADKAYSI, IYO HURITAAN}
0 Comments