SHAN TALAABO OO AAD KU GAADHI KARTO HADAFKAAGA
xaqiiq Ahaan Gaadhista wax kasta oo aad rabto noloshani kaa gama
baahna inaad yeelato Awoodo gaar ah oo aanay Bani Aadamku lahayn
waxay kaaga baahan tahay oo kaliya Raacdo oo ad ku dhagto
Talaabooyin Gaar ah oo u shaqayn kara Qof kasta oo Raaca
iyadoo ay Hubaal tahay Qofkii raaca isla markana isticmaala
shantan talaabo uu ku gaadhi karo HADAFKIISA
hadana dadka Qaar ayaan maarayn inay ku Gaadhaan hadaf yadooda
sababtoo ah uma raacaan umana isticmaalaan talaabooyinkaa si sax ah.
HADABA inaad shantan Tlaabao kaa caawiyaan inaad hadafkaaga
Gaadho waa SUURATAGAL waa hadii aad sifiican ufahanto
talaabootinkan si sax ahna uraacdo
WAA KUWAN SHANTA TALAABO,
1,YEELO DAMAC KU GUBA
Nin ka mid dadka ugu TAAJIRSAN DUNIDA ayaa waxa uu yidhi
hadii aanan Noqon lahayn MILLINER ka hor inta Aanan Gaadhin 30 sano
waxaan iska soo TUURI lahaa dhismayaasha ugu dhaadheer ADUUNKA.
Taasina waxay ku Yusaysaa oo kaliya sida uu Damaciisu Usareeyay
si aad ugaadho Hadaf kasta oo aad leedahay waa inaad ugu
Horayn Naftaada ku Abuurtaa Damac ku GUBA
2,URURSO CILMIGA IYO XIRFADAHA KAA DHIMAN
Talaabada labaad ee aad ku Gaadhi karto Hadaf kasta oo Aad leedahay
waa inaad Raadiso isla markaana barato xirfadaha kaa dhiman**
ee Aad ubaahan tahay si aad GAADHO HADAF KAAGA.
TUSAALE:
waxaad rabtaa inaad Noqoto TAAJIR xaaladan oo kale waa inaad
Raadiso dhamaan dadka TAAJIRIINTA AH ee aad Heli karto si aad
(FIKRAD) UGA HESHO**
xirfadaha iyo Aqoonta loo bahan yahay si Aad LACAGTAA U URURSATO
Heer kaana Ugaadho** intaa ka dibna Aad ku Dadaashaa inaad
Xirfadahaa iyo Aqoontaa Aad Hesho
3,HAGAAJI FIKIRKAAGA IYO WAXYAABA AAD AAMINSAN TAHAY
Talaabada sadexaad uguna muhiimsan ee aad ku Gaadhi karto
hadaf kasta oo aad leedahay waa ionaad hagaajiso
(FIKIRKA AAD KA AAMINSAN TAHAY GUUSHA)
Adigoo fahmaya in Guushu ku iman si fudud kuna dhicin habeeno
kooban ** Tirada isku dayga badana uu yahay Qodobak kaliya
ee ay tahay inaad *TIX GALISO si aad u guulaysato.
TALO KOOBAN
"waxaa jira laba SIFO aad umihiim ay hadii Aad rabto inaan NOLOSHA
heer ka Gaadho waa (SAMIRKA IYO ADKAYSIGA) inaad yeelato
WAA KUGU QASAB,,
4,ficiladaad dib u hagaaji.
**Talaabadan waa mid aad u muhiim ah oo aad ku gaadhi karto
HADAF kasta oo aad rabto ** waa inaad habka Aad Raacayso hagaajiso
mar kast oo Aad Guuldaraysato
Sirta kaliya ee aad Hadaf kasta ku gaadhi kartaa
*waa inaad marar badan isku daydo ilaa ay wax kaaga shaqaynayan
lakiin hadii Aanad Ogaan wixii kaa xumaaday isku daygii hore
**waxaa laga yaabaa inaad ku wado oo aad samayso KHALAD isku mid ah
"mar kasta oo ad guul daraysato wax kabal ficiladaada.
oo Hagaaji wixii kaa khaldamay MAR KALENA ISKU DAY,,
5, OGOW WAXAY GUUL DARADU TAHAY ISLA
MARKAANA LOOGA GUBO
maadaama GUUSHU ay Gabi Ahaanba ku timaado
Khalad samayn iyo KU CEL CELIN
Talabaadan Ayaad Ubaahan tahay si Aad Ugaadho HADAFKAAGA
**waa inaad barataa sida loo Aqbalo GUUL DARADA iyo sida loo
sii wado socdaalkaaga ** Xitaa hadii aad wajahdo CAQABADO BADAN,
waxaa jira Dad badan oo U qalma inay GUULAYSTAAN balse Aan
waligood maarayn inay guul gaadhaan sababtoo ah waxay joojiyaan
isku daygooda markay MARAR BADAN GUUK DARAYSTAAN.
maadama Aanay Garanayn sida loola Tacaalo Guuldarada
HADABA** miyay shantan talaabo kaa caawin karaan
inaad Gaadho Hadaf kasta,
*HUBAAL 5 TAN TALAABO WAY KAA CAAWIN KARAAN (HADAFKAAGA)
0 Comments